Daawo:Xildhibaano Katirsan Maamul Goboleedka Jubbaland oo Ka yaabsadey Bulshada Jubbaland

Qaar kamida Xildhibaanada jubbaland oo shir ku qabtay xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Juubaland ee kismaayo ayaa waxay sheegeen inay socdaan hawgalo looga sifeynayo Al-shabab Gobolka Jubbada Hoose waxayna sheegeen inay aad usoo dhaweynayaan waxaana loo baahan yahay in bulshada lashaeyso ciidamada Amniga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.