Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa lagu Soo dhaweeyey Dalka Tanzania
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey caasimadda dalka Tansaaniya ee Daaru-salaam, halkaas oo xarun u ah Dallada Bulshada Bariga Afrika […]
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey caasimadda dalka Tansaaniya ee Daaru-salaam, halkaas oo xarun u ah Dallada Bulshada Bariga Afrika […]
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Turkiga, halkaas oo uu […]
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Safar shaqo ugu maqnaa Dalka Dibaddiisa iyo Magaalada Muqdisho ayaa dib […]
Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ee aan hoggaamiyo waxay ugu horreyntiiba mudnaan gaar ah siisay xiriirka wada-shaqeyn ee kala dhaxeeya dowlad goboleedyada iyadoo saldhig uga dhigaysa mabaadi’da […]
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirka Maalgashiga Soomaaliya oo lagu soo bandhigayey sidii looga faa’iideysan lahaa fursadaha maalgashi ee […]
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa kulan la qaatay Wasiirrada Amniga Dowlad-goboleedyada dalka oo Muqdisho u jooga xoojinta wadashaqeynta […]
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Safiirka Turkiga ayaa galabta ka hadlay Markab dagaal oo ay leeyihiin ciidamada Badda Turkiga oo ku soo xirtay […]
Ra’iisul Wasaare KuXigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta Laanta socotada Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo laga hirgaliyey Muqdisho. […]
Wasiirka Arimaha Dibada Dowlada Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa Gudoomiyey Kulan Lagu heshiisiinayo Labo Beelood oo Dagaal Dhexmaray Kulankaas lagu heshiisiinayey Beelaha Sacad iyo Leelkase […]
Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika oo […]
Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu ku soo-saaray Cayimaadda Muddada Qabsoomidda Doorashooyinka. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Xeer […]
Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta markii ugu horreysay waxay u fadhiisatay dhageysiga dacwadda ka dhanka ah Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysay inuu […]
Munaasabad lagu soo dhaweenayay ugaas Maxamed ugaas Axmed ugaas faarax ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi waxaana munaasabada kasooo qayb galay masuuliyiin katirsan Dawladaha Soomaalia iyo […]
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes