Sawiro:Guddoomiyaha Gobolka oo dhagax dhigay dhismaha waddada Laamiga Via Uganda

jimcaale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay

Munaasabaddan dhagax-dhiga waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada iyo Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir iyo Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Waabari iyo Xamar Jajab.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in ay sii socon doonan mashaariicda dhismaha waddooyinka Caasimadda, isaga oo sheegay in wadadaan ay muhiim u tahay isku socodka Bulshada iyo Gaadiidka badeecada ka qaada Dekada weyn ee Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.