Laftagareen oo Baydhabo Kusoo Laabtay Kadib Fashilkii Shirkii Dowlada iyo Maamul Goboleedyada

lafatagareen

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Safar shaqo ugu maqnaa Dalka Dibaddiisa iyo Magaalada Muqdisho ayaa dib ugu soo Laabtay Xarunta Ku-Meel gaarka uah Dowladda Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo

Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed Marwo Shamsa Maxamed Yarow, Wasiiro, Xildhibaano, Gudoomiyaha Degmada Baydhabo, Saraakiisha Hay,addaha Amniga iyo Qeybaha kala duwan Bushada ayaa Garonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud kuso dhoweyey Wafdiga Madaxweynaha uu Hogaaminayey.

Madaxwayne Laftagareen ayaa Maalmihii dambe waxuu ku sugnaa Magaalada Muqdisho halkaas oo uu rabay inuu kaga qayb galo Shirkii Maadasha qaran ee ku dhawaaqay Madaxwayne Xasan kaas oo Baaqaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.