Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
masjid

Fadlan ka qeyb qaata dhismaha Masjidka Al-nuur ee Degmada Warta-Nabadda.

25th May 2026 admin 0

Qaar ka mid ah culumada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay dadka muxsiniinta in ay ka qeyb qaatan dhismaha dhameystirka masjidka Al-nuur oo ku yaala degmada Warta-Nabadda.

Khayre

Xasan Cali Khayre oo Ka Digay Dadka Shacabka ah oo Habeenkii Guryaha lagala Baxayo.

24th May 2026 admin 0

Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Ka hadlay dadka shacabka ah oo guryahooda habeenkii ciidamada Madaxtooyada kala baxayaan. Xasan Cali Khayre ayaa yiri […]

shakuur

Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur ayaa Macalin Mahdi Eedeyn Usoo Jeediyey

24th May 2026 admin 0

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo ka hadlaayey tacadiyada shacabka Muqdisho loogu gaysanayo ayaa eedayn usoo jeediyey Taliya Booliiska Gobolka Banaadir Macalin Mahdi. Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur […]

xasansheekh

Sheekh Shariif “Xasan Sheekh Isbaaro uu Shacabka ku Baarto ayaa Muqdisho Dhigtay

24th May 2026 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka.hadlay xaalka dalku ku sugan yahay iyo dhibaatada Xasan Sheekh ku hayo Shacabka Muqdisho. Sheekh Shariif”Waxa jira […]

qoorqoor

Galmudug oo Ka Hadashay Hagar Daamada iyo Shirqoolada Xasan Sheekh

21st May 2026 admin 0

Dhuusamarreeb 21- May – 2026; Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Galmudug, kaasi oo diiradda lagu saaray […]

deni

Daawo:Deni oo La Kulmay Wafti Ka Socda Safarada Maraykanka

20th May 2026 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka […]

Khayre

Daawo:Xasan Cali Khayre oo Ciidamada ugu Baaqay inay ka horyimadaan Amarka Xasan Sheekh

19th May 2026 admin 0

Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka hadlay xaalada Dalka, mudo xileedkii dowlada oo dhamaaday iyo Bananbac dhacay Bisha soo socota Xasan Cali […]

shakuur

C/cabdi Shakuur “Xasan Sheekh Doorasho Kama Qaban Karo Galmudug iyo Hirshabeelle Waqtigiisii Waa Dhamaaday

19th May 2026 admin 0

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdidhakuur oo ka hadlaayey Mudoxileedkii Madaxwayne Xasan iyo Xukuumada oo Dhamaaday ayaa sheegay maalinta la qabanayo bananbaxa ka dhanka ah Xadan Sheekh. Cabdiraxman […]

shariif

Daawo:Sheekh Shariif oo Weerar Afka ah Ku Qaaday Xasan Sheekh

19th May 2026 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlay xaalada Dalka ayaa eedeyn u jeediyey Madaxwaynaha Soomaaliya ee waqtigiisa dhamaaday Xasan Sheekh Sheekh Shariif […]

ugaasmaxamed

Ugaas Maxamed Abgaal Dowlanimadii iyo Villadii Way Ka Muuqataa

17th May 2026 admin 0

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo ka qayb galay qado sharaftii Odayaasha Mudulood Degmadda Balcad ugu samayeen Dhaqanka Soomaaliyeed ee maalmahan ku sugnaa Muqdisho ayaa yiri […]

boqorka

Boqor Burhaan “Waxaan ka Shaqayn Doonaa Midnimada Soomaaliya

17th May 2026 admin 0

Boqor burhaan oo ka qayb galay qado sharaftii Odayaasha Mudulood Degmadda Balcad ugu sameeyeen Dhaqanka Soomaaliyeed ee maalmahan ku sugnaa Muqdisho ayaa sheegay inay ka […]

Un

Qaramada Midoobay oo Walaac Ka Muujiyey Fashilkii ku Yimid Shirkii Xalane

16th May 2026 admin 0

Kadib wadahalladii dhacay 13–15 May, UNTMIS waxay ku ammaanaysaa dhinacyada dib u bilaabista wadahadallada, waxayna ka mahadcelinaysaa dadaallada ay bixiyeen saaxiibbada caalamiga ah ee taageeray […]

farmaajo

Farmaajo oo ka Hadlay Mudoxileedkii Dowlada oo Dhamaaday iyo Qataraha Ka Imaan kara

16th May 2026 admin 0

Madaxweyne hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warsaxaafadeed deg deg ah kasoo saaray xaaladdadalka. WAR-MURTIYEED Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay maanta wajahaysaa marxalad siyaasadeed […]

Shariifsakiin

Daawo:Shariif Sakiin oo Ka Horyimid Doorashadii Xasan Sheekh K Qabtay KGS

14th May 2026 admin 0

Madawaynihii hore ee Dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan (Shariif Sakiin) ayaa ka horyimid Natiijadii ay ku dhawaaqeen Guddiga Doorashada ee Dowlada Soomaaliya. Shariif […]

Xamze

Ra’iisalwasaare Xamse o Mudoxileedkiisii ka hartay 2 Bari ayaa Magacaabay Agaasimayaal

14th May 2026 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 1,793 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes