Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Wararka Maanta

Qoorqoor

Qoor Qoor “Waan ku faraxsanahay in aan xubin ka noqdo Ururka Cadaaladda iyo Wadajirka.”

13th May 2025 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Munaasabadda Daahfurka Urur Siyaasadeedka Caddaalladda iyo Wadajirka oo caawa si raami ah looga dhawaaqay magaalada Muqdisho ka […]

laftagareen

Daawo:Khudbadii Laftagareen Ka Jeediyey Daah Furka Xisbiga Xasan Sheekh

13th May 2025 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho kaga qeybgalay Daah-Furka Shirweynaha Urur Siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka.

Diyaano

Taliyaha Booliska ayaa Kulan isla xisaabtan shaqo la qaatay Hoggaanka Baarista

13th May 2025 admin 0

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, oo uu weheliyo Taliye ku-xigeenka Ciidanka, Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed, ayaa kulan isla xisaabtan shaqo […]

Axmedmadoobe

Axmed Madoobe ayaa Dhaliilay Xisbiga Xasan Sheekh SSC Wax La Dhaho Ma jiran

12th May 2025 admin 0

Axmed madoobe ayaa si kuluul u dhaliiley dowlaadda xassan shiiq isaagona sheegay ssc khaatumo wax ladhaho ma jiraan.

dab

Daawo:Dab Qasaaro Gaystay oo Ka Kacay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho

12th May 2025 admin 0

Dab xoog leh ayaa ka kacay Suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho gaar ahaan qaybta daawada, dabkaan ayaa geystay qasaaro hamtiyadeed.

Fartaag

Sawiro:Wasiirka Amiga DFS ayaa Hadimo Sharafeed u Sameeyey Mdaxwaynaha SSSC Khaatumo

11th May 2025 admin 0

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa hadimo-sharafeed soo dhaweyn ah u sameeyey Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo, Mudane Cabdulqaadir Aw-Cali […]

Firdhiye

Madaxweynaha JFS oo qaabilay hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo

10th May 2025 admin 0

Hoggaamiyaha Dawlad-goboleedka SSC-Khaatumo Mud. Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa booqasho shaqo ugu tagay Madaxweynaha JFS Mud. Dr. Xasan Sheekh Maxamuud. Hoggaamiyaha ayaa Madaxweynaha dalka uga warbixiyey […]

Axmedmadoobe

Baardheere Waxaa Ka dhacay Kulan lagu taageerayey qorshaha DF ee Ka dhanka ah Axmed Madoobe

10th May 2025 admin 0

Maamulka degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa qabtay Kulan lagu taageerayey qorshaha Dowlada Soomaaliya ee maamul u sameynta Jubalandta Cusub.

barlamaan

Kulankii Baarlamaanka oo baaqday Kadib Markii Xildhibaanadii waayeen Meelay Soo Maraan

10th May 2025 admin 0

Kulankii Golaha Shacabka oo Maanta lagu balansanaa inay Xildhibaanada Soomaaliya Soo xaadiraan ayaa u baaqday kooram la’aan. kulankii Golaha Shacabka ayaa maanta baaqday ka dib […]

xasansheekh

Maraykanka oo Ka horyimid Go’aamadii Shirkii Wadatashiga Qaran

9th May 2025 admin 0

Dawlada Maraykanka ayaa ka hor timid go’aanadda Shirka Madasha ee Muqdisho ka dhacay dhawaan kaas oo ay ku tilmaameen midaan Looma dhamayn oo ka hor […]

shariif

Daawo:Sheekh Shariif oo Eedeyn u Jeediyey Xasan Sheekh kana Digay in Jubbaland la weeraro

9th May 2025 admin 0

Madaxwayne Hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka digay Cawaaqib Xumada ka dhalan karta in Markale Dawladda Federalka Soomaliya Isku daydo in ay Faragalin Siyaasadeed […]

lafatagareen

Laftagareen oo Ka Cararaya Furitaanka Xisbiga Xasan Sheekh ayaa Baydhabo U dhoofay

8th May 2025 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Magaalada Muqdisho ugu maqnaa ka qeybgalka Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa […]

Farmaajo

Farmaajo oo Ku Baaqay in Xasan Sheekh in Dalka Laga qabto inuusan Halis Galin

7th May 2025 admin 0

Madaxweyne hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdupaahi Farmaajo ayaa ka.hadlay Shirkii Madasha Wadatashiga ee lagu soo gaba gabeeyey Magaalada Muqdisho Burburinta Madasha Wadatashiga Qaranka iyo qorshaha […]

Aadanmadoobe

Daawo:Aadan Madoobe oo Fariin U diray Xildhibaanada Golaha Shacabka

7th May 2025 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe oo soo xaadiray kulanka golaha Shacabka ayaa farriin u diray Xildhibaanada oo maanta soo buuxi waayey kooramka. Godoomiye Aadan […]

Dhaay

Sawiro:Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Kulan Is barasho ah La Qaatay Safiirka Turkiga

7th May 2025 admin 0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 1,646 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes