
Wararka Maanta




Daawo: Baddii Soomaliya oo Faraha ka baxday By Jimcaale
Axmed Cali kaariye oo ah garyaqaan Soomaali ah ayaa ka hadlay xaalada bada Soomaaliya ee muranka ay galisay Kenya, sida uu wax u sharaxay, damaca […]



Jaaliyada Leicester Uk oo Baaq Nabadeed iyo Tacsi u diray Shacabka Caabudwaaq
Anigoo ku hadlaaya magaca Jaaliyada Somaliyeed ee Leicester Uk, waxaan ugu horayn halkaan uga tacsiyeyneynaa guud ahaan bulshaweynta reer Galgaduud,anagoo ka tii’raan-yeysan geeridii ama dilkii […]






AKHRISO: Waxagaradkii lagu laayay Caabudwaaq oo aas loo sameeyey, iyo Baaqyo Nabadeed oo lajeediyey.
waxaa maanta qabuuro,kuyaala.degmada caabudwaaq lagu aasay.rabi ha.u,naxariistee laba nabadoon oo si bareer ah shalay.degmadaasi ay,maleyshiyaad.ugu dileen. Nabadoonadani oo xiliga uu dilku dhacayay.kulan beeleed u,fadhiyay ayaa […]

Ururwaynaha Sade Diaspora Forum oo Diraaya Baaq Nabadeed
BISMILLAHI RAXMANI RAXIIM Anagoo ku hadlayna maga ururka ay ku midaysan yihiin qurba joogta beesha Sade ee loo yaqaan Sade Diaspora Forum (SDF)waxaan ugu horayn […]
