Wararka Maanta
Puntiland waa laba gobol iyo bar waa hadalkii Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud. By Jimcaale
Dhibaatada Xassan Shiikh Maxamuud uu abuuray habaynimadii 01/09/2016 ma ahaayn mid yar.Wuxuu doonaayey in uu olalahiisa ku soo noqoshada xafiiska xayeysiis u sameeyo laakiin gacantiisa […]
Daawo Xildhiban cabdi shire (ciyar-jecel) Iyo masuuliyiin katirsan mamulka puntland oo gaaray Degmada Saaxo
Wafti balaaran oo isugu jira xildhibaanada dawlada federalaka soomaliya iyo wasiiro ayaa gaarey Degmada saaxo ee gobolka mudug, waftigaan agaaray Degmada saaxo ayaa waxaa kamida […]
Tacsi Tiiraanyo Leh:Marxuun Maxamed Cisman Nuur (lugod)
Innaa lillaah wa inaa eleyhi Raajucuub Geerida ku timid Marxuun Maxamed Cisman Nuur (lugod) ayaa waxaa looga tacsiyeynayaa dhamaan ehelkii iyo ilmihii uu ifka uga […]
Daawo:Maamulka Galgaduud Sarre oo Mashaariic Kafulinaya Caabudwaaq
Maamulka Galgaduud Saree ayaa waxay degmada Caabudwaaq kafulinayaa Mashruuc ay wado kudhisayaan, Madaxwayne kuxigeenka Galagaduud sarre Deeq Durqun oo ay waheliyaan xildhibaano iyo qaybaha kala […]
Daawo: Barlamaaka Galmudug Oo Korantadii,Biyihii,abnigii laga jarey arintaana waxaa ka dambeeya Madaxda Galmudug
waxaa muddo sadex cisho ah korontadada iyo biyuhu ka go’anyihiin madaxtooyada Galmudug ee Cadaado, iyadoo albaabadana loo xiray, islamarkaasna aysan joogin Wax Ciidan oo waar […]
Dhaqgeyso: Gobolka Hiiraan oo wali laga dareemayo Muranka ku saabsan ka qayb galka Shirka Jowhar
Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka shabeelaha Dhexe oo mar kale lagu balamay in uu ka bilaawdo Shirka Maamul usamaynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, ayaa […]