Tacsi Tiiraanyo Leh:Marxuun Maxamed Cisman Nuur (lugod)

Innaa lillaah wa inaa eleyhi Raajucuub Geerida ku timid Marxuun Maxamed Cisman Nuur (lugod) ayaa waxaa looga tacsiyeynayaa dhamaan ehelkii iyo ilmihii uu ifka uga tagey iyo dhamaan qoyska reer Cismaan Nuur.
Waxaa tacsi diraya Jaaliyada kasoo Jeeda Jubboyinka iyo Galgaduud waxayna marxuunka eebe uga baryayaan inuu janadii Fordowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana midigta ka siiyo, eheladii iyo qoyskii uu kabaxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu eebe kasiiyo Aamiin.
Waxaa tacsi diraya dadka hoos ku qoran:-
Hodan yasin cibaar
Kafeeyo sandhol cali
Ebyan yasin cibaar
Falastiin garane cismaan
Xabso axmed muuse
Nasra sh diini
Nimco yasin cibaar
Xawo muse Aden
Fardowso axmed muse
Xuseen cabdi cismaan
Cabdikariin dahir cali
Cabdiweli biriye maxamed
Bakar Ahmed muse
Cabdicasis sandhol cali
Cabdi Maxamed warsame (deeq Faandhe)

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.