Daawo: Barlamaaka Galmudug Oo Korantadii,Biyihii,abnigii laga jarey arintaana waxaa ka dambeeya Madaxda Galmudug

waxaa muddo sadex cisho ah korontadada iyo biyuhu ka go’anyihiin madaxtooyada Galmudug ee Cadaado, iyadoo albaabadana loo xiray, islamarkaasna aysan joogin Wax Ciidan oo waar diyeynaya Baarlamanka Galmudug, arintaann ayaa waxay barlamaaka Galmudug Ku eedeeyeen Madaxda Galmudug iyadoo laga soo horjeedo furitaanka Barlamaanka Galmudug.

sida la ogyahay C/karimm guuleed ayaa dayacay Maamulkiisii madaama iska dagay muqdisho iyo dalalka Africa.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.