Daawo:Maamulka Galgaduud Sarre oo Mashaariic Kafulinaya Caabudwaaq

Maamulka Galgaduud Saree ayaa waxay degmada Caabudwaaq kafulinayaa Mashruuc ay wado kudhisayaan, Madaxwayne kuxigeenka Galagaduud sarre Deeq Durqun oo ay waheliyaan xildhibaano iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa dhagax dhigay wado dhererkeedu yahay 6 killomitir looguna magic darey allaha unaxariistee madaxwynihii hore Soomaliya Maxamed Siyaad Barre.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.