Dhaqgeyso: Gobolka Hiiraan oo wali laga dareemayo Muranka ku saabsan ka qayb galka Shirka Jowhar

baladwayne

Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka shabeelaha Dhexe oo mar kale lagu balamay in uu ka bilaawdo Shirka Maamul usamaynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, ayaa waxaa hadana wali taagan khilaafka udhaxeeya Beelaha Gobolka Hiiraan oo ku aadan ka qayb galaka Shirkaasi.

Inkastoo ay jiraan Beelo qaadacsan Shirka ayaa waxaa hadana Maanta Baladwayne ka amba baxay Xubno sheegay in ay yihiin Matalayaasha Gobolkaasi, kuwo kalana saacadaha soo socdo ayay gaari Doono Jowhar.

Nabadoon Maxamed Yacquub Isxaaq waxa uu ka mid yahay Waxgaradka Gobolka Hiiraan ee ogol shirka Jowhar, waxa uu Dareenkooda iyo Muranka wali taagan uga waramay Cumar Laki Man oo ku sugan Magaalada
Caabudwaaq.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.