Daawo Xildhiban cabdi shire (ciyar-jecel) Iyo masuuliyiin katirsan mamulka puntland oo gaaray Degmada Saaxo

Wafti balaaran oo isugu jira xildhibaanada dawlada federalaka soomaliya iyo wasiiro ayaa gaarey Degmada saaxo ee gobolka mudug, waftigaan agaaray Degmada saaxo ayaa waxaa kamida Xildhibaan Cabdi shire, Wasiir dawlaha dawlaha madaxtooyada iyo xariirka gobolada Puntaland mudane Bashiir xaaji cabdirixaman oo ay weheliyaan general Axmed shiiq maxamed iyo dr maxamed warsame Kuuryare ayaa waxuu kusalaynaa u kuur galida degmada Saaxo oo si wayn loogu soo dhaweeyey.

Wafuudaan waxay booqdeen iskuulada isbitaalka iyo qaybaha kala duwan ee degmada saaxo ayaa sheegay inay wax lagu farxo tahay horumarka kasocda, General Axmed shiiq ayaa sheegey inuu uGu deeqayo degmada saaxo dhismaha xarun ardayda wax ku barat cabdi shire ciyaar jecel ayaa sheegey inuu wax kaqabanayo horumarka degmada saaxo una sharaxan yahay xildhibaanka Barlaamka dawlada federaalka soomaliya inay doortaan.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.