Wararka Maanta
Maxaad ka ogtahay daawda Somalida Ku Caafimaaday Rag iyo Dumar “Daawo”
Waxaa lahelay daawo casriya oo dadka qaata Caafimaad wayn iska dareemeen aduunka oo dhan taasoo udaawo ah daalka,lugo xanuun,caajiska,madax xanuunka,Murqo xanuunka iyo kuwa kalane, shacabka […]
Xildhibaan Nuur Faarax oo ka hadlay kulan looga hadlayay Nabadgelyada Caabudwaaq
Xildhibbaan Nuur Faarax Jaamac oo ka mid ah Baarlamaanka Dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa kulan looga hadlayay xalinta dhacdadooyin kii is xig xigay ee lagu dilay […]
DAAWO: Arday,Reer Gedo ah oo Deeq Waxbarasho ka.heshay Wadanka Maroko ee Waqooyiga Afrika.
Xilli lagu jiro xilli sanadeedka Jaamacadaha.Dunida ay.qaataan arday cusub ayaa waxaa.nasiib wanaag jaamacad deeq waxbarasho ah,dalka Maroko dhaca waqooyiga qaaradda Afrika kahelay sadex dhalinyaro ah […]
BAAQ: Jaaliyadda.Beesha Sade ee Biljamka oo ka tacsiyeeyey Shaqaaqadii dhawaan Caabudwaaq ka dhacday.
iyadoo dhawaan degmada caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.ay ka dhacday.shaqaaqo sababtay.dhimasho iyo dhaawac, ayaa waxaa gedo times dhambaal,tacsiyeed soo,gaarsiiyay.Jaaliyadda Beesha Sade.ee ku,nool.wadanka Biljamka. Afhayeen ku hadlay […]
kenya:Gabdhaha Muslimiinta ah oo loo ogaaldey inay xirtaan xijaab iskuulada Masiixiga ah
Maxkamad ku taala Kenya ayaa xukun ku riday iskuulada kaniisadaha in gandhaha qaba xijaabka laga mamnuuci Karin, arintaan ayaa horey waxay uga dhacday Kenya markii […]
Daawo:Kulan Uu qabana qaabiyey Xildhibaan Cabdi Shire oo ah Baaq iyo Tacsi
Kulan uu soo qaban qaabiyey Xildhibaanka Laga soo doorto Waqooyiga galgaduud Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac ayaa Ka dhacay Muqdisho, waxaana baaq iyo tacsi loo direy […]