Wararka Maanta
Abaaraha Gobolka Gedo Sidee looga Hortagi Karaa By Cali sh aadan
Abaarta waa biyo yaraanta ku dhacda dhul ama roobkii la filaayey oo la waayey,taasoo dhaxalsiisay beeraleeyda iyo xoolo dhaqatadii gobalka ineey ka rajo dhigaan biyihii […]
Shirkii Madasha Hoggaanka Qaranka oo Madaxdii Hurdootey “SAWIRO”
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada si rasmi ah uga furay shirka Madasha Hoggaanka Qaran Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda dowlad goboleedyada, […]
Shirka madasha wadatashiga qaran oo maanta furmey
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si rasmi ah xarunta madaxtooyada uga furay shirka madasha qaran ee dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowlad […]
TOP News: Ugaaska Beesha Sade oo Kismaayo kula kulmay Bulshada Beesha Sade ee Halkaasi ku dhaqan.
Ugaaska Beesha Sade iyo wafdigii uu hogaaminayay,ee kismaayo dhawaan.gaaray.ayaa.halkaasi kawada kulamo,ay laleeyihiin bulshada qeybaheeda kala.duwan ee kasoo,jeeda beelweynta sade. Ugaaska oo,Kismaayo,ka dagan Hotel,uu,dhawaan halkaasi,ka furay […]