Shirka madasha wadatashiga qaran oo maanta furmey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si rasmi ah xarunta madaxtooyada uga furay shirka madasha qaran ee dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada.

Shirka ayaa looga hadli doonaa qaabka loo wajahayo Doorashada Dalka ka dhaceysa September iyo October iyo sidii loo Dardar galin lahaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.