kenya:Gabdhaha Muslimiinta ah oo loo ogaaldey inay xirtaan xijaab iskuulada Masiixiga ah

Maxkamad ku taala Kenya ayaa xukun ku riday iskuulada kaniisadaha in gandhaha qaba xijaabka laga mamnuuci Karin, arintaan ayaa horey waxay uga dhacday Kenya markii gabdho muslimiin ah oo qaba xijaabka loo diiday inay kudhigtaan iskuulada kaniisadaha, maxakamada ayaa tiri diidmada gabdhaha loogu diiday inay gashtaan hijabka waa xangudub lagu sameeyey waxayna kahor imaanaysaa is dhex galka jinsiyadaha kala duwan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.