Daawo:Kulan Uu qabana qaabiyey Xildhibaan Cabdi Shire oo ah Baaq iyo Tacsi

Kulan uu soo qaban qaabiyey Xildhibaanka Laga soo doorto Waqooyiga galgaduud Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac ayaa Ka dhacay Muqdisho, waxaana baaq iyo tacsi loo direy shacabka Waqooyiga galgaduud gaar ahaan eheladii ay kabaxeen Labada Nabdoon Aadan Jaamac Axmed iyo Maxamed Barre Muuse oo koox damley ah Caabudwaaq kudileen in janadii fardowsa geeyo kuwa dhaawacana caafimaad siiyo, nabada laga wada shaqeeyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.