Wararka Maanta
Wasiirkii Amniga Jubaland Janan ayaa xabsiga Utaxaabay taliyihii Booliska Degmada Luuq
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxaay sheegayaan in xabsiga la dhigay Taliyihii Saldhiga Degmada Luuq Diyaad Cabdi Kaliil. Wasiirka Amniga […]
Wafti Kasocda Hay’ada Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Soomaliya oo gaaray Kismaay”Sawiro”
Wafti Balaaran oo uu hogaaminaayo Agaasimaha guud ee Hay’ada Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Soomaliya ayaa maanta gaarey Magaalada Kismaayo, Ujeedka Socdaalkooda yaa lagu sheegay inay soo […]
Daawo:Jawaari oo tiisii qaadi waayey baa tukale doonaya sidii xisbiyo siyaasi ah looga hirgalin lahaa dalka
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaliya Maxamed shiiq Cismaan Jawaari ayaa sheegay in lasameeyo nidaamka xisbiyada badan si looga baxo doorasho dad badan, Hadalkaan ayaa imaanaya xili ay […]
Daawo:Madaxwaynaha Galmudug Xaaf oo si aan wanaagsanayn ula dhaqmay Kuxigeenkiisa Maxamed Xaashi
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle(xaaf) oo bilooyinkii ugu dambeeyay meeluu jaan iyo cirib dhigay lawaayey ayaa Magaalada Cadaaddo dib ugu soo noqday, waxaana kusoo […]
Haweenay gaalo ah oo Kaniisad Kafurtay Hargaysa
Mary oo u timid Somaliland si ay ufuri lahayd Kaniisad xirnayd in kabadan 30 sano taas oo ay kahirgalisay Hargayso, Dowlada Somaliland ayaa aqoon sathay […]
Kulan Looga Hadlaayey Miisaaniyad Sanadeedka Maamulka Jubaland Ee 2018 ayaa Kismaayo dhacay
Kulankaan oo Looga Hadlaayey Miisaaniyad Sanadeedka Maamulka Jubaland Ee 2018 oo soo qaban qaabisey wasaarada Maaliyada jubbaland ayna kasoo qayb galeen maasuuliyiin kale ayaa waxuu […]