Daawo:Jawaari oo tiisii qaadi waayey baa tukale doonaya sidii xisbiyo siyaasi ah looga hirgalin lahaa dalka

jawaari

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaliya Maxamed shiiq Cismaan Jawaari ayaa sheegay in lasameeyo nidaamka xisbiyada badan si looga baxo doorasho dad badan, Hadalkaan ayaa imaanaya xili ay baarlamaanka Soomaliyeed ay jabiyeen sharcigii iyo nidaamkii kadib markii ay diideen go’aan kasoo baxay Maxkamada Sarre oo ahaa Kuraas lagu murasan yahay in dib loogu noqdo doorashadooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.