Haweenay gaalo ah oo Kaniisad Kafurtay Hargaysa

maary

Mary oo u timid Somaliland si ay ufuri lahayd Kaniisad xirnayd in kabadan 30 sano taas oo ay kahirgalisay Hargayso, Dowlada Somaliland ayaa aqoon sathay in dadka Kishirtanka ay ubaahan yahay meel ay u kutukadaan, waxay kaloo sheegtay inay si mutacdawimo ah ay hargayso Isbitaal ku yaala uga hawl gasho.

Culimada Soomaliland ayaa horey uga digay dad gaala oo ku hoos dhuunta hay’adaha inay faafiyaan diinta masiixiga, waxaa loo malaynayaa in maamulka Soomaliland ictiraaf kuraadinayaan kaniisadaan laga hirgaliyey Hargaysa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.