Kulan Looga Hadlaayey Miisaaniyad Sanadeedka Maamulka Jubaland Ee 2018 ayaa Kismaayo dhacay

jubba

Kulankaan oo Looga Hadlaayey Miisaaniyad Sanadeedka Maamulka Jubaland Ee 2018 oo soo qaban qaabisey wasaarada Maaliyada jubbaland ayna kasoo qayb galeen maasuuliyiin kale ayaa waxuu kadhacay xarunta ku meel gaarka ah Maamulka Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.