Daawo:Madaxwaynaha Galmudug Xaaf oo si aan wanaagsanayn ula dhaqmay Kuxigeenkiisa Maxamed Xaashi

xaaf

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle(xaaf) oo bilooyinkii ugu dambeeyay meeluu jaan iyo cirib dhigay lawaayey ayaa Magaalada Cadaaddo dib ugu soo noqday, waxaana kusoo dhaweeyey Magaalada Cadado masuuliyiin badan oo kamid yahy Madaxwayne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudgug iyo Masuuliyiin badan.

Madaxwayne Xaaf Markii uu kasoo gadagay Diyaarada ayuu si aan wanagsanayn usalamay Kuxigeenkiisa isagoo garabmaray messha madaxda kalana si wanadsan usalaamayey, Xaaf ayaa Kuxigeenkiisa horey isu qabteen ituusan madaxwaynaha Galmudug Loo dooron.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.