Wafti Kasocda Hay’ada Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Soomaliya oo gaaray Kismaay”Sawiro”

ma

Wafti Balaaran oo uu hogaaminaayo Agaasimaha guud ee Hay’ada Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Soomaliya ayaa maanta gaarey Magaalada Kismaayo, Ujeedka Socdaalkooda yaa lagu sheegay inay soo kormeeri doonan xaafiisyada Hay’ada Socdaalka ee Magaalad ksimaayo.

Waftigaan uu hogaaminaayo agaasimaha Guud Hay’ada Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Soomaliya ayaa kulan laqaatay Madaxda maamul goboleedka Jubbaland. waxaana uu ku saabsanaa howlaha hay’adda iyo xuduudka Soomaaliya ay la leedahey Kenya oo dhowaan Hay’addu dib uga howl-gelisey.
aagasime

agasime

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.