Madaxwaynihii Turkiga Ayaa Kasoo dagay Muqdisho
Diyaarad sidday wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayyib Erdogan ayaa goor dhaweyd soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha […]
Diyaarad sidday wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayyib Erdogan ayaa goor dhaweyd soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha […]
Waxaa lasoo gabagabeeye taalada aargada kismaayo taasoo lagu sharaxay naqshado qurxoon oo ka turjumaya Kismaayo waa nabad iyo masawirka Madaxwyanah Jubbaland Axmed Madoobe, waxana dhismahaan […]
Waxaa magaalda qardho lagu qabtey tartanka quraanka oo lagu xusaayo bisha Ramaadaanka waxaana tartankaan soo qaban qaabiyey madarasada Imaamu dahabi oo lagu barto culuunta islaamka […]
Waxaa isi soo tarayaa qasaaraha uu gaystey weerarkii Alshabab Ku qaadeen Hoteelka ambassador ee Muqdisho waxaana Jira qasaare isugu Jira dhimasho,dhaawac iyo hanti burburtey oo […]
Qaar kamida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed oo qayb galay aaskii Xildhibaanadii ku dhintay Hotelka Ambassador ee Muqdisho ayaa tacsi tiiranyo leh udiray shacaka soomaliyeed iyo […]
Waxaa mgaalda Nairobi kadhacday xafladii lagu taageerayey maamulka Galgaduud Sarre iyadoo xafladaas kaqayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada xafladaas ayaa waxaa ka hadlay siyaasiyiin,xildhibaano,waxgarad,ganacsato,dhalinyaro […]
Dhalinyarada degmada Doolow ayaa hawl iskaa wax uqabso kabilaabay beerta xoriyada oo ah bartaha degmada Doolow, ururka dhalinta ayaa bilaabey dayactir ay kusameeynayaan dhismaha beerta […]
Gudoomiye kuxigeenka gobolka gedo Shiiq Maxamed Yuusuf Al-qaadi iyo wafti kala duwan oo lasocday ayaa soo gaarey magaalada Kismaayo asagoo kasoo kicitimey Baardheere waxaana si […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes