Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Madaxwayne Xasan Shiiq OO Muungaab Umagacaabey Wasiiro Dowle ka mida Xukuumadda Waqtigeedu Dhamaadey

10th August 2016 admin 3

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u magacaabay Wasiiru Dowlaha cusub ee Wasaaradda Cadaaladda, S/Guuto Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab). S/Guuto Xasan Maxamed Xuseen […]

gaas

Madaxwayne Cabdiwali Gaas Ayaa Soo Dhaweeyey War Murtiyeedkii SHIRKII WADA TASHIGA

10th August 2016 admin 0

Shirka Madasha wada tashiga oo la soo gabagabeeyay lagana soo saaray War murtiyeed

10th August 2016 admin 1
cumar

Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka Cumar carte Oo Qaadacay war Murtiyeedkii Madasha Wadatshiga

10th August 2016 admin 0

Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka XFS Cumar Carte wuxuu mowqif adag iska taagay Cadaalad Darradii ka soo baxday shirka Madasha, isagoo intii uu shirku socdayna kabaxay, […]

Xildhibaano Iyo Masuuliyiin Booqday Dugsiga Tayo Ee Magaalada Kismaayo

10th August 2016 admin 8

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya Oo Magaalada Baydhabo Tababar Ugu Soo Xiray 250 Bolis ah

10th August 2016 admin 1

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamudayaa maanta tababar usoo xiray Ciidamo booliis ah oo loo tababar Degmooyinka Gobolka Bakool.

Caabudwaaq:Yasiin Xasan Waayeel (Magan) OO uga Digay shacabak Cabudwaaq Colaada Cadaado Laga Soo abaabulayo

9th August 2016 admin 16

sidii horeyba loogu yaqaanayaey maamulka Cadaado ayaa baryahaan wada sidii colaad uga horun lahayeen waqooyiga Galgaduud iyakoo tabartoodu kusoo ururtay inay Hotel Salaama tvyada uGu […]

Caabudwaaq: Mama Orphan agoonta oo Qado loo Samaeeyey iyo Dhulaal Loogu deeqay + Masawiro= Video

9th August 2016 admin 4

Mama Orphan oo ah Xarunta waxbarshada iyo xanaanaynta agoonta Caabudwaaq ayaa maanta waxaa loo sameeyey xaflad isugu jirta wacdi galin iyo qado uu soo qaban […]

War Murtiyeedkii kasoo Baxay Madasha Wadatashiga soomaliya + Sawiro

9th August 2016 admin 1

Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 02 – 09 Agoosto 2016ka. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh […]

gafow

Taliyaha NISA Gaafow : Qofka aan heysan warqadda aqoonsiga ma Joogi doono Xamar

9th August 2016 admin 3

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Wafdi Ka socda Jarmalka oo Ka wada hadlay Dhismaha Ciidamadda +Sawirro

9th August 2016 admin 4

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Wafdi ka socda dawladda Jarmalka oo hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda […]

muqdisho

Bulshada iyo siyaasiinta ku dhaqan magaalada Muqdisho Ayaa walwal Kamuujiyey

9th August 2016 admin 0

Taliyaha ciidanka Booliiska ayaa kormeeray xarumaha ay ku howl galaan Booliiska gobolka Bay

9th August 2016 admin 1
jim

Madaxda Qaranka Soomaaliya Midnimada Dalka maxay ka qabteen By Cabdulaahi jimcaale?

9th August 2016 admin 3

Waa su,aal mudan in laysweydiiyo,in shacabku ka xisaabtamo,aqoonyahanadu in ay ka hadlaan,wadaniyiintu in ay ku baraarugaan ,waa xaalad hadda mudan in laga banaanbaxo oo tacadiyada […]

Caabudwaaq: Gabar Yar Xanuunsan oo Waacimaad Ubaahan Fadlan Caawi

9th August 2016 admin 0

Maqsuud waa garbay oo mudo kuxanuunsan mudo iyadoo wax looga qaban waayey dalka gudihiisa una baahan tahay cafimaad dalka dibadiisa ah. Maqsuud hooyadeed oo ah […]

Posts pagination

« 1 … 1,573 1,574 1,575 … 1,756 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes