





Daawo Munaasabadii lagu Magacaabayey Gudoomiyah Cusub ee Maxkamada Sarre ee Soomaaliya
Madaxwaynaha soomaliya xasan shiiq ayaa xilka kaqaaday gudoomiyihii maxkamada sare ee dawlada federaalka ilka Ilka xanaf wuxuuna manta mid cusub umagacaabey xilkaas oo ah Dr […]

Daawo: Mashaariic Hormarineed oo lag Fulinaayo Degmada Baardheere oo Degmadaasi looga Dhawaaqay.
Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo waxaa Maanta Munaasabad Sagootin ah loogu sameeyey Wafdigii ka socday Jubaland ee uu horkacayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Gudaha […]

Degdeg: Akhriso Wareegtadii Xilka Looga Qaaday Gudoomiyihii Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Ceydiid Ilka Xanaf.
Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilkii ka qaaday gudoomiyihii Maxkamada Sare ee dalka iyo gudoomiyihii Maxkamada Racfaanka ee gobalka Banaadir. Degreetada ka […]

Daawo: Hees Cusub oo la Magacbaxday ha Tahriibin Aabo oo uu Dhawaan Soo Saaray Abwaan Aadan Shimbiroleys.
xilli Muhaajiriin badan oo Soomaali ah ay bishii tagtay ku dhinteen badda u dhaxeysa Talyaaniga iyo Gariiga ayaa Fanaaniinta Soomaaliyeed waxay isku hawleen Soo Saarista […]

Daawo: Muuqaal Cajiib ah oo laga soo duubay Bilcda Baardheere iyo Hormarka Degmadaasi ka jira Xilligan.
Iyadoo Degmada Baardheere ee Gobolka gedo ay ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM gacanta ku dhigeen bartamihii Sanadkii Tagay, ayaa Degmadaasi waxya ku talaabsaneysaa Horumaro Dhinaca […]


KENYA: ”Waxaan fashilinay weerarro argagixiso”
Booliiska dalka Kenya ayaa sheegay inay fashiliyeen weerar ay damacsanaayeen inay gaysato shabakad xiriir la leh ururka ISIS. War saxaafadeed kasoo baxay booliiska dalka Kneya […]



