Musharax Khaliif Ashkir Diini oo Afur Sharafeed Loogu Sameeyey London

Waxaa xaflad si wayn loo agaasimiyey lagu qabtey London oo lagu sagootinaayo Aqoonyahay,Qoraa,Siyaasi Khallif ashkir Diini oo usharaxan xildhibanada dawlada federaalka Soomaliyeed dadwaynihii halkaas isugu yimid ayaa kula dardarmay inuu yahay khaliif ashkir diini inuu yahay qofka matali kara shacabka Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.