Madaxwayne Xasan Shiiq oo kulan afur ah kala qeybgalay Jaaliyadda Soomaaliyeed Kenya

Afurka oo uu sameeyay safarada Soomaaliya ee dalka Kenya waxaa ka soo qeyb galay xildhibaano oo uu kamid yahay Senator Yuusuf Xaaji oo ah wasiirkii hore ee gaashaandhigga Kenya iyo xildhibaano kale.

Sidoo kale, kulanka waxaa ka qeyb galay R/wasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte, marwada madaxweynaha, wasiiru dowlaha arrimaha gudaha Soomaaliya iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.

xasaaa

xasa

xas

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.