Qarax Khasaare Geystay Oo Goor Dhow Ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Qarax Gaari loo adeegsaday ayaa Goor dhaw ka dhacay Maqaayad lagu Magacaabo The Villege oo ku taalla Guriga Hooyooyinka ee Degmada Xamar-weyne ee Gobolka Banaadir. […]
Qarax Gaari loo adeegsaday ayaa Goor dhaw ka dhacay Maqaayad lagu Magacaabo The Villege oo ku taalla Guriga Hooyooyinka ee Degmada Xamar-weyne ee Gobolka Banaadir. […]
Magaalada Jawhar oo ka dilaacay cuduraka shuban biyoodka ayaa maamulka iyo xildhibanada waxay baaq udireen hay’adaha iyo cid kasta oo taakuleyn ka geysan karta inay […]
Hawgal ay kasameeyeen Warta Nabada Hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ayaa soo bandhigtay ilaa 80 juwaan qamri ah waxaana goobjoog ka ahaa meesha […]
11 bishaan bay ahayd markii qarax way kadhacay irida dekada Muqisho qaraxaas ayaa waxa ku dhintay in kabadan 20 waxaana ku dhaawacmay 50, dadkii dhaawaca […]
Warqad kasoo baxday Xafiiska Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya ayaa digniintii ugu dambeysay waxaa loogu direy Hoteelada, jamacadaha, Isbitaalada, Shirkadaha Ganacsiga, iyo Hay’addaha ka howlagala […]
Waxaa soo badanayaa dhibka loo gaysanayo Soomalida ka ganacsata wadanka koonfur africa kuwaas oo loogeysti dil,dhac iyo hantidooda oo lagubo, dhibkii ugu dambeeyey ayaa waxuu […]
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Koonfur Galbeed wuxuu Shacabka Soomaaliyeed, Madasha Hogaanka Qaranka iyo Beesha Caalamka la socodsiinayaa in go’aanka Guddiga Xalinta Khilaadaafka Doorashooyinka ay […]
Xili Madaxweynaha Jubaland uu xalfad sagoontin ah u sameynayey Xubnaha labada aqal ee barlamanka cusub ee jubaland u matali doona faderalka somaliya ayaa waxaa masraxa […]
Haweenka Wajaale ayaa bananbax dhigay ay ugu boroordiiqayaan Hooyo Raxmo aw-aadan oo 8 caruura dhashey oo maydkeeda laga helay caws hoostiis waxaana looo hayaa ninkeeda […]
1. Maxamed Cabdullaahi Cabdullaahi Nuux (Jidle/Hirshabelle) 2. C/laahi Maxamed Aadan ( Gaaljecel/Jubaland). 3. Cabdi Maxamuud Axmed (Majeerteen/Ugaar Saleeban/ Puntland). 4. Sharmarke Garaad Saleebaan (Dhulbahante/Puntland). 5. […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes