Laba kamid ah dadkii dhaawacyada ahaa eek u jira isbitalka Madiina ayaa geeriyooday

11 bishaan bay ahayd markii qarax way kadhacay irida dekada Muqisho qaraxaas ayaa waxa ku dhintay in kabadan 20 waxaana ku dhaawacmay 50, dadkii dhaawaca ahaa ee lageeyey isbitaalak madiina ayaa labo kamida geeriyoodeen dhawac wali ku jira isbitaalka ayaanan haysan daaweyn fiican.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.