Haweenka Wajaale Oo Ka Mudaharaaday Dilka Haweenay Ninkeedu Dilay
Haweenka Wajaale ayaa bananbax dhigay ay ugu boroordiiqayaan Hooyo Raxmo aw-aadan oo 8 caruura dhashey oo maydkeeda laga helay caws hoostiis waxaana looo hayaa ninkeeda […]
Haweenka Wajaale ayaa bananbax dhigay ay ugu boroordiiqayaan Hooyo Raxmo aw-aadan oo 8 caruura dhashey oo maydkeeda laga helay caws hoostiis waxaana looo hayaa ninkeeda […]
1. Maxamed Cabdullaahi Cabdullaahi Nuux (Jidle/Hirshabelle) 2. C/laahi Maxamed Aadan ( Gaaljecel/Jubaland). 3. Cabdi Maxamuud Axmed (Majeerteen/Ugaar Saleeban/ Puntland). 4. Sharmarke Garaad Saleebaan (Dhulbahante/Puntland). 5. […]
Weerarka lagu dilay ninkan waxa uu ka dhacay deegaanka Ceel Dheere Barsane oo qiyaastii 50 km u jirta magaalada Jowhar, Ninkan ayaa waxaa saldhigga booliska […]
waxaa soo lasoo afjaray doorashdaii kasocotay Puntland gaar ahaan Garoowe, xaflad wayn oo Xildhibanada labada Aqal u matalidoona Puntland oo xaflad sagootin ah loo sameeyay […]
Xasan shiiq ayaa sheegay in 15-ka bishaan uu furmi doono fadhigii ugu horreeyey ee Barlamaanka cusub, isagoo dhanka kalena ku baaqay in si deg-deg ah […]
Guddiga doorashooyinka dadban ee Galmudug iyo Wakiilada u matala Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa soo saaray war saxaafadeed ay uga hadlayaan howlihii doorashooyinka ee ka […]
Wararka ka imaanaya degmada Mandhera ayaa sheegaya in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay bur buriyeen anteenooyin ay laheyd shirkada Isgaarsiinta Safaricom, kaddib markii ay ku […]
Maamul Goboleedka Puntland ayaa soo gabagabeeyay dorashadii Baarlamanka Cusub ee Soomaaliya 2016/2020-ka, 15-ka Bishan ayaa la filayaa in la dhaariyo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka […]
Waxaa soo dhamaatey Doorashadii Barlamanka Soomaliya iyadoo doorashadu ka dhacday Magaalooyin kala duwan, Xildhibaanada matalaya Beesha Mareexaan ayaa waxay doorahsda kasoo kal galeen Jubbaland iyo […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes