War Deg Deg ah:- Galmudug oo War ka soo saartay Kuraastii Ay musuq Maasuqeen

deg

Guddiga doorashooyinka dadban ee Galmudug iyo Wakiilada u matala Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa soo saaray war saxaafadeed ay uga hadlayaan howlihii doorashooyinka ee ka dhacay Cadaado iyo hanaankii loo maray meel marintiisa.

War saxaafadeedka Guddiga ayaa lagu sheegay in xubno ka mid ah Guddiga doorashooyinka heer Federaal iyo Guddiga xalinta khilaafaadka ay iska kaashanayaan sidii ay u carqaladeyn lahaayeen, isla markaana u laali lahaayeen kuraas laga soo maray doorashadooda dhib badan, iyagoo aan xog wareysi rasmi kala sameyn howl wadeenada iyo guddigooda.
galmudugqoraal

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.