Talista qeybta Booliiska shabellaha dhexe ayaa soo bandhigay nin dilay sarkaal Alshabaab

Weerarka lagu dilay ninkan waxa uu ka dhacay deegaanka Ceel Dheere Barsane oo qiyaastii 50 km u jirta magaalada Jowhar, Ninkan ayaa waxaa saldhigga booliska ee Jowhar ku soo bandhigay ciidamada Boolsika iyagoo sharaxay sababta ku kaliftay ama ku dhiiri gelisay inay weeraraan una toogtaan sarkaalkan ka tirsanaa al-shabab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.