Haweenka Wajaale Oo Ka Mudaharaaday Dilka Haweenay Ninkeedu Dilay

kufi

Haweenka Wajaale ayaa bananbax dhigay ay ugu boroordiiqayaan Hooyo Raxmo aw-aadan oo 8 caruura dhashey oo maydkeeda laga helay caws hoostiis waxaana looo hayaa ninkeeda oo loo malaynaayo inuu kadambeeyey dilka xaskiisa, Hawenkaan ayaa kadalbaday Madaxwaynaha Somalinad Siilaanyo inuu ninkaan iyo islaantiisa laysla aaso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.