Aqriso:Gudiga Doorashada Koonfur Galbeed oo Kahor yimid Go’aankii Lagu diiday 5 Kursi oo Lagu doortey Baydhabo

deg

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Koonfur Galbeed wuxuu Shacabka Soomaaliyeed, Madasha Hogaanka Qaranka iyo Beesha Caalamka la socodsiinayaa in go’aanka Guddiga Xalinta Khilaadaafka Doorashooyinka ay kusoo celiyeen kuraasta 11ka ah, kuwaas oo 5 kamid ah lagu soo celiyay Koonfur Galbeed uu yahay mid aan xaqiiqda ku saleysneyn oo hareer marsan habraacyada doorashooyinka 2016.
baydhabo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.