Qarax Khasaare Geystay Oo Goor Dhow Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

deg

Qarax Gaari loo adeegsaday ayaa Goor dhaw ka dhacay Maqaayad lagu Magacaabo The Villege oo ku taalla Guriga Hooyooyinka ee Degmada Xamar-weyne ee Gobolka Banaadir.

Ilaa iyo hada lama oga qasaaraha uu gaystey qaraxaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.