Akhriso:-Digniino Loo jeediyay Hoteelada, Jamacadaha, Isbitaalada, Shirkadaha Ganacsiga Dalka

Warqad kasoo baxday Xafiiska Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya ayaa digniintii ugu dambeysay waxaa loogu direy Hoteelada, jamacadaha, Isbitaalada, Shirkadaha Ganacsiga, iyo Hay’addaha ka howlagala guud ahaan dalka oo ku aadan in ay u sameeyeen shaqaalaha ajaanibta ee u shaqeeya ruqsadii ee dalka ku joogi lahaayen.
screenshot-37

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.