Banaan Bax lagu tageerayo Madaxweynaha J F S Maxamed C llaahi oo ka dhacay Dalka Swedan
Banaan Bax lagu tageerayo Madaxweynaha J F S Maxamed Callaahi oo ka dhacay Dalka Swedan Xafladaan waxaa soo qaban qaabiyey Jaaliyadaha soomaliyeed ee dalka sweden […]
Madaxwayne Gaas Oo Boosaaso Kasoo Dagay Hanbalyona u Diray Farmaajo
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas oo maanta dib ugu laabtay magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa ka hadlay arrimo badan oo quseeya […]
Caabudwaaq= Munaasabad Lagu Taageerayay Madaxwane Farmaajo oo Qabatey Jamacada Galgaduud
Ururka Ardadda Jaamacadda Galguduud Ee Degmadda Caabudwaaq oo xaflad loogu hanbalyaynayo Madaxwayne Mudane Mohamed Cabdulaahi Farmaajo usameeyay. Kuna soo bandhigay khudbado qiira galiyay ardadda iyo […]
Madaxweyne Farmaajo oo La Kulmay Xasan Shiikh, isagoo Amisom Lasocon wadana loo Xirin
Madaxweynaha Soomaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa manta kulan waqti qaatay kula qaatay xarunta Madaxtooyadda Soomaliya Madaxweynihii Hore ee Dowladda Soomaliya Xasan Shiikh Maxamud, Arinta […]
Dhageysi: Ugaas Xasan oo Madaxwayne Farmaajo Digniin udiray
Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ka qeyb galay Kulan ka dhacay Magaalada B/weyne ayaa waxa uu ka hadlay Madaxweynaha Cusub Ee Loo doortay Dalka Soomaaliya […]
BananbaxTaageeryay Madaxweynaha Farmaajo oo Muqdisho Lagu Qabtay Video+masawiro
Bananbaxyo lagu taageerayo Madaxweynaha cusub ee dalka ayaa ka soconeysa magaalada Muqdisho, kaasi oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka Gobolka banaadir, Dadweyne aad u fara […]
Baardheere:Tartanka ciyaaraha ee lagu maamuusayo doorashada madaxweynaha soomaliya oo lagu qabtey
Tarantan kubada Cagta ah oo lagu maamusayey doorashada Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa lagu qabtay degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, ciyaartaan waxaa usoo daawashatagey […]
Madaxwayne Gaas oo Lakulmay Safiirka Ingirisska u fadhiya Soomaliya
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kulan muhiim ah la yeeshay safiirka cusub ee Dawladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya David Concar, waxaana […]