Madaxwayne Gaas Oo Boosaaso Kasoo Dagay Hanbalyona u Diray Farmaajo

gaas

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas oo maanta dib ugu laabtay magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa ka hadlay arrimo badan oo quseeya Siyaasadda dalka Soomaliya, Madaxweyne Gaas ayaa ugu horeyntii ka hadlay safarkii uu dhawaan ku yimid Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya iyo kulamadii uu la qaatay Madax kala duwan oo Soomali iyo ajaabib iskugu jirta Wuxuu xusay in socdaalkiisa Muqdisho la xiriiray doorashada Somaliya, taasoo uu tilmaamay inay waajib ahayd ka qayb galka Puntland isbadalkii ka dhacay dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.