Caabudwaaq= Munaasabad Lagu Taageerayay Madaxwane Farmaajo oo Qabatey Jamacada Galgaduud

jamacad

Ururka Ardadda Jaamacadda Galguduud Ee Degmadda Caabudwaaq oo xaflad loogu hanbalyaynayo Madaxwayne Mudane Mohamed Cabdulaahi Farmaajo usameeyay. Kuna soo bandhigay khudbado qiira galiyay ardadda iyo suugaan, ugu dambayntii waxaa halkaas kahdlay Gudoomiyaha jaamacada Maxamuud dirir ayaa ugu mahad celinayey ururka Ardada Sida hawlkarnimadda leh oy Usoo agaasimeen xafladaan iyo kalana Marti sharaf.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.