Madaxweyne Farmaajo oo La Kulmay Xasan Shiikh, isagoo Amisom Lasocon wadana loo Xirin

Madaxweynaha Soomaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa manta kulan waqti qaatay kula qaatay xarunta Madaxtooyadda Soomaliya Madaxweynihii Hore ee Dowladda Soomaliya Xasan Shiikh Maxamud, Arinta layaabka leh ayaa ah in marka uu Madaxweyne Maxamed C/laahi farmaajo gaarayay Madaxtooyadda Soomaliya aan la xirin wax wado iyadoo ay isdaba socdeen gaadiidka isaga galbinayay iyo kuwa shacabka ah waxaa ilaalinayay Ciidamada gaashaan.

Farmaajox

Farmaajoxas

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.