Dhageysi: Ugaas Xasan oo Madaxwayne Farmaajo Digniin udiray

u

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ka qeyb galay Kulan ka dhacay Magaalada B/weyne ayaa waxa uu ka hadlay Madaxweynaha Cusub Ee Loo doortay Dalka Soomaaliya Maxamed cabdulaahi farmaajo. Ugaas Xasan ayaa soo dhaweeyey Madaxwayne Farmaajo, waxa uu kaga digayaan jalaafo lala doonayo in loo dhigo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo isagoo sheegey Macalimiintii inay jiifaan mar dhow soo kici doonaan is ilaali.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.