BananbaxTaageeryay Madaxweynaha Farmaajo oo Muqdisho Lagu Qabtay Video+masawiro

Bananbaxyo lagu taageerayo Madaxweynaha cusub ee dalka ayaa ka soconeysa magaalada Muqdisho, kaasi oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka Gobolka banaadir, Dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid degmooyinka gobolka banaadir ayaa isugu soo baxay taalada Daljirka Dahsoon kuwaasi oo sitay boorar ay ku qornaayeen halku dhigyo ay ku taageerayaan Madaxweynaha la doortay.

Madaxda maamulka Gobolka ayaa ka soo qeyb galay dibad baxa, iyadoo ay socdaan khudbadaha ay jeedinayaan mas’uuliyiintii, kuwaasi oo ka hadlaya sida ay u soo dhaweynayaan Madaxweynaha cusub ee la doortay.
bannbax

bananb

banan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.