Baardheere:Tartanka ciyaaraha ee lagu maamuusayo doorashada madaxweynaha soomaliya oo lagu qabtey

ciyaar

Tarantan kubada Cagta ah oo lagu maamusayey doorashada Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa lagu qabtay degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, ciyaartaan waxaa usoo daawashatagey dadwayne aad ufarabadan iyo Maamulka degmada Baardheere oo kamid yihiin gudoomiyaha degmada Baardheere C/laahu Nuur xasan iyo kala kala duwan ee maamulka degmada baardheere.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.