Banaan Bax lagu tageerayo Madaxweynaha J F S Maxamed C llaahi oo ka dhacay Dalka Swedan

far

Banaan Bax lagu tageerayo Madaxweynaha J F S Maxamed Callaahi oo ka dhacay Dalka Swedan Xafladaan waxaa soo qaban qaabiyey Jaaliyadaha soomaliyeed ee dalka sweden waxaana kasoo qayb galay qaybaha kala duwan ee Bulshada waxayna amaaneen si wanaagsan ee xildhibaanada soomaliyeed ay udoorteen Madawaynaha cusub, waxay meeshaa uga dhawaaqeen inay sameynayaa sunduuq dhaqaale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.