Afhayeenka jubalnd oo ka Hadley Xarige jubalnd loogu geestay wariyaal iyo Xildhibaan ka tirsan jubalnd iyo Wariye Abdulkaadir jiijiile oo wareystay Afhayeenka daawo waxa kala qabsadey.
Wareysi Gaar ah oo uu TV ga Somali Cable siiyay Afhayeenka Laamaha Amaanka ee Jubbaland Axmed Carab ayuu ku dafiray dhacdooyin ka dhacay Magaalada Kismaayo, […]
Seatle Washinton Xafladii lagu soo dhaweenayo Dowladda Cusub ee Soomaliya
Xaflad si heer sare loo soo agaasimey oo soo qaban qaabisey Jaaliyada Soomaliyeed lagu taageerayeey Madaxwaynaha Iyo Raysawasaaraha Cusub ee Soomaliya ayaa waxaa kadhacday Seatle […]
Dhageyso:Baardheere Al-shabaab oo weeraray ciidamada Itoobiya ee ku sugan
Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ku waramaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeya Al-shabaab iyo ciidamada […]
Puntland oo cuna qabateyn dheeraad ah Saartey Universal tv
Maamulka Puntland ayaa mar kale qaaday tilaabo ka dhan ah talefishinka Universaltv, kaasoo Xili dhawaan laga mamnuucay inuu kasii shaqeeyo gudaha Deeganada Puntland. puntladn aay […]
Turkiga oo lacag badan ugu deeqay Dowladda Somaliya
Dowladda Turkiga ayaaLacag Badan ku wareejisay Dowladda cusub ee Soomaaliya,taas oo dowladda Turkiga ku sheegtay in ay ku taageereyso Dowladda Soomaaliya, Lacagta ay Dowladda Turkiga […]
Muqdisho= Raashin Iyo Lacago Loo Qaybiyay Dadkii Abaarta Kasoo Barakacay
<iframe width=”854″ height=”480″ src=”https://www.youtube.com/embed/7W1u2cstMZA” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>
Gudoomiye Laameed Caawa lagu dilay Muqdisho
Dableey Bastoolado Ku Hubeysan Ayaa Caawa Salaada Maqrib Kadib Waxaa ay Degmada Yaaqshiid Ku dishay Marxuum Xasan Maxamed Takow (Macalin Shabeeley) Oo ahaa Gudoomiyaha Laanta […]
Ilmo dhaawac soo Gaaray Caleemsaarkii Madaxynaha Soomaliya Oo Turkiga loo qaaadey
Madaxwaynaha Soomaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa balaqaaday in dibada lagu soo daaweynayo Sadex kamid ah qoysaskii ay waxyeelada kasoo gaartay hoobiyayaal lagu garaacay magaalada […]