Turkiga oo lacag badan ugu deeqay Dowladda Somaliya

turkey

Dowladda Turkiga ayaaLacag Badan ku wareejisay Dowladda cusub ee Soomaaliya,taas oo dowladda Turkiga ku sheegtay in ay ku taageereyso Dowladda Soomaaliya, Lacagta ay Dowladda Turkiga ku wareejisay Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ay gaareysaa $6 Milyan oo Doollarka Mareykanka ah.

Dowladda Turkiga waxaa ay sheegtay in lacagtaas ay ku taageereyso miisaaniyadda Dowladda Soomaaliya taas oo loogu talagalay bixinta musharaadka shaqaalaha Dowladda iyo taageeridda howlaha kale ee dowladda cusub, Dawlada Soomaliya ayaa haysan dhaqaale ku filan oo ay u isticmaasho adeega Bulshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.