Puntland oo cuna qabateyn dheeraad ah Saartey Universal tv

tv

Maamulka Puntland ayaa mar kale qaaday tilaabo ka dhan ah talefishinka Universaltv, kaasoo Xili dhawaan laga mamnuucay inuu kasii shaqeeyo gudaha Deeganada Puntland.

puntladn aay soo saartay mar in shirkadaha baahiya Tv-yada ee kuyaala Puntland ay hawada ka saaraan Universal Tv, si muuqiisa loo waayo.

Sidoo kale Goobaha laga cunteeyo sida maqaayadaha iyo Biibatooyinka lagu shaaho ayaa lagu amray inaan laga daaean karin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.