Ilmo dhaawac soo Gaaray Caleemsaarkii Madaxynaha Soomaliya Oo Turkiga loo qaaadey

Madaxwaynaha Soomaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa balaqaaday in dibada lagu soo daaweynayo Sadex kamid ah qoysaskii ay waxyeelada kasoo gaartay hoobiyayaal lagu garaacay magaalada Muqdisho marki ay socotay xafladdii Madxweynaha Soomaliya Lagu Caleema-saaray.

Dowladda ay ku Guuleysatay in dalka Turkiga loogu qaado ayaa waxay ay ahaayeen caruur kuwaasi oo ku waxyeeloobay Hoobiyayaashii Al-shabaab ay ku tureen Degmada Wadajir, balse waxay ku dhaceen guryo dad masaakiin ah ku noolaayeen.
ilmociyaal

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.